Ciidamada dowlada oo laga qabsaday degaan ku dhow Baydhabo & Xiisad ka taagan

Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay iney qabsadeen tuulada Goofguduud Buurey oo 30km magaalada Baydhabo kaga began dhinaca degmada Waajid. Sida warku sheegayo ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe ee habeenimo la wareegay gacan ku heynta degaankaasi oo bilihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda. Hase … Continue reading Ciidamada dowlada oo laga qabsaday degaan ku dhow Baydhabo & Xiisad ka taagan